Online Bible

- Advertisements -




Rooma 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Dadka aan Yuhuudda ahayn kuwaasoo aan haysanin sharciga Illaahey, waxey tusaan iney sharcigiisa haystaan oo si dabiici ahna u adeecaan, inkastoo eysan maqlin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Markii dadka aan Yuhuudda ahayn oo aan sharciga lahaynu, ay dabiicadda ka sameeyaan waxyaalaha sharciga, kuwan aan sharciga lahaynu waa isu sharci.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

14 Markii dadka aan Yuhuudda ahayn oo aan sharciga lahaynu, ay dabiicadda ka sameeyaan waxyaalaha sharciga, kuwan aan sharciga lahaynu waa isu sharci.

See the chapter Copy




Rooma 2:14

Follow us:

Advertisements


Advertisements