Online Bible

- Advertisements -




Rooma 2:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Waayo ma aha kuwa sharciga maqla iney Illaahey hortiisa ka yihiin xaq, laakiin waxaa xaq ah kuwa sharciga adeeca.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 waayo, kuwa sharciga maqlaa ma aha kuwa xaqa Ilaah hortiis, laakiinse kuwa sharciga yeela xaq baa laga dhigi doonaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

13 waayo, kuwa sharciga maqlaa ma aha kuwa xaqa Ilaah hortiis, laakiinse kuwa sharciga yeela xaq baa laga dhigi doonaa.

See the chapter Copy




Rooma 2:13

Follow us:

Advertisements


Advertisements