Online Bible

- Advertisements -

Rooma 2:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Waxaa laga yaabaa inaad istiraahdaan waad xukumi kartaan dadkaas, laakiin sidooda oo kale ayaad u xuntihiin, wax cududaar ahna ma haysataan! Wixii aad dadka ku xukuntaan ayaad ku xukumantihiin, waayo idinkan wax xukumaya ayaa sidaas oo kale sameeya.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Sidaas daraaddeed, nin yahow, marmarsiinyo ma lihid ku kastoo aad tahayba kaaga wax xukuma; maxaa yeelay, meeshii aad ku kale ku xukuntid, waad isku xukumaysaa, waayo, kaaga wax xukumaa, waxaad samaysaa isla wixii.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 2:1

Follow us:

Advertisements

Advertisements