Rooma 15:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waa inaan wanaagooda ka fikirnaa, iskuna deynaa inaan ka caawinno waxa iimaankooda dhisaya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Midkeen kastaaba deriskiisa ha ka farxiyo inuu ku wanaagsanaado oo ku dhismo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Midkeen kastaaba deriskiisa ha ka farxiyo inuu ku wanaagsanaado oo ku dhismo. See the chapter |