Rooma 12:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Ha iska dhigina inaad dadka jeceshihiin ee si dhaba u jeclaada. Waxa qaldan naca, waxa wanaagsanna jeclaada. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Jacaylku ha noqdo mid aan labaweji lahayn, sharka karha, wanaagga xagsada. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Jacaylku ha noqdo mid aan labaweji lahayn, sharka karha, wanaagga xagsada. See the chapter |