Online Bible

- Advertisements -




Rooma 12:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Ha raacina dabeecadaha iyo dhaqamada aduunka, laakiin u ogolaada inuu Illaahey fikirkiina beddelo si uu dad cusub idiin kaga dhigo. Markaas ayaad ogaan doontaan wuxuu Illaahey idin la rabo, taas oo ah wax wanaagsan oo dhameystiran.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Ha u ekaanina dadka ifkan, laakiinse ku beddelma cusboonaanta maankiinna inaad hubsataan waxa ay tahay doonista Ilaah oo wanaagsan oo isagu ku farxo oo kaamilka ah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Ha u ekaanina dadka ifkan, laakiinse ku beddelma cusboonaanta maankiinna inaad hubsataan waxa ay tahay doonista Ilaah oo wanaagsan oo isagu ku farxo oo kaamilka ah.

See the chapter Copy




Rooma 12:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements