Rooma 11:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 “Rabbiyow waxey dileen nebiyadaadi waxeyna burburiyeen meelihii allabariga. Waxaanna ahay qofka kaliya ee haray, waxeyna isku dayayaan iney i dilaan.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Rabbow, nebiyadaadii way dileen, meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo keligay baa hadhay, oo naftayday doondoonayaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Rabbow, nebiyadaadii way dileen, meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo keligay baa hadhay, oo naftayday doondoonayaan. See the chapter |