Online Bible

- Advertisements -




Rooma 10:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Haddaad afkaaga ka tiraahdo, “Ciise waa Sayidka,” qalbigaagana ka aaminto inuu Illaahey dhimashada ka sarakiciyay, waad badbaadi doontaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

9 Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa,

See the chapter Copy




Rooma 10:9

Follow us:

Advertisements


Advertisements