Rooma 10:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Laakiin waxey leedahay, “Ereyga Illaahey wuu kuu dhowyahay wuxuu ku jiraa afkaaga iyo qalbigaaga.” Waana fariinta iimaanka ah ee aan wacdineyno. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Laakiin maxay leedahay? Eraygii waa kuu dhow yahay, waana ku jiraa afkaaga iyo qalbigaaga, waxaa weeyaan erayga rumaysadka oo aannu kugu wacdinno. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Laakiin maxay leedahay? Eraygii waa kuu dhow yahay, waana ku jiraa afkaaga iyo qalbigaaga, waxaa weeyaan erayga rumaysadka oo aannu kugu wacdinno. See the chapter |