Rooma 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Illaaha aan ruuxdeyda ugu adeego si ey u faafiso warka wanaagsan ee Wiilkiisa, ayaa marqaati iiga ah sida aan mar walba ducada idin kugu xasuusto. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waayo, Ilaah, kan aan ruuxayga ugu adeego xagga injiilka Wiilkiisa, ayaa markhaati iiga ah sidaan maalin walbaba joogsila'aan baryadayda idiinku xusuusto, See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Waayo, Ilaah, kan aan ruuxayga ugu adeego xagga injiilka Wiilkiisa, ayaa markhaati iiga ah sidaan maalin walbaba joogsila'aan baryadayda idiinku xusuusto, See the chapter |