Matayos 9:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Markii uu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo wey wareersanaayeen caawimaadna ma haysanin, waxeyna ahaayeen sidii ido aan arijir lahayn. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH36 Laakiin goortuu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo, way dhibaataysnaayeen oo kala firidhsanaayeen sidii ido aan adhijir lahayn. See the chapterKitaabka Quduuska Ah36 Laakiin goortuu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo, way dhibaataysnaayeen oo kala firidhsanaayeen sidii ido aan adhijir lahayn. See the chapter |