Online Bible

- Advertisements -

Matayos 9:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Ciise wuxuu dhex maray magaalo walba iyo tuulo walba, isaga oo sunagogyadooda wax ku baraya oo ku wacdinaya warka wanaagsan ee boqortooyada Illaah wuxuuna bogsiinayay cudur walba iyo xanuun walba.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Ciise wuxuu ku wareegay magaalooyinka iyo tuulooyinka oo dhan, oo sunagogyadooda ayuu wax ku barayay, oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyeyey, oo bugto walba iyo cudur walba ayuu bogsiinayay:

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 9:35

Follow us:

Advertisements

Advertisements