Matayos 9:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise markii uu halkaas ka tagay, laba nin oo indha la’ ayaa daba galay iyagoo ku qaylinaya, “Noo naxariiso, ina Daa’uudow!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Ciise intuu meeshaas ka tegayay, waxaa daba socday laba nin oo indha la', iyagoo qaylinaya oo leh, Ina Daa'uudow, noo naxariiso. See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Ciise intuu meeshaas ka tegayay, waxaa daba socday laba nin oo Indhala', iyagoo qaylinaya oo leh, Ina Daa'uudow, noo naxariiso. See the chapter |