Online Bible

- Advertisements -




Matayos 9:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Ciise ayaa soo jeestay oo arkay wuxuuna ku yiri, “Ha welwelin gabadheydiyey, iimaankaaga ayaa ku bogsiiyay.” Naagtiina isla markii ayey bogsatay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Laakiin Ciise intuu ku soo jeestay oo arkay, ayuu wuxuu ku yidhi, Gabadhay, kalsoonow; rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Oo naagtii baa saacaddaas bogsatay.

See the chapter Copy




Matayos 9:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements