Online Bible

- Advertisements -

Matayos 9:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Qofna kuma shubo khamri cusub sibraar duug ah. Waayo khamriga cusub wuu kala dilaacinayaa sibraarada khamriguna wuu daadanayaa. Khamri cusub waxaa lagu shubaa weel cusub labadooduna wey badbaadayaan.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Khamri cusubna laguma shubo qarbeddo duug ah, haddii kale qarbeddada ayaa qarxaya, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan, laakiin khamri cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub, labaduba waa sii raagayaan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 9:17

Follow us:

Advertisements

Advertisements