Online Bible

- Advertisements -




Matayos 9:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 “Qofna maro cusub kuma dul tolo maro duug ah, waayo marada cusub wey soo go’aysaa jeexniinkuna wuu kasii darayaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

16 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa.

See the chapter Copy




Matayos 9:16

Follow us:

Advertisements


Advertisements