Online Bible

- Advertisements -

Matayos 9:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Laakiin taga oo soo ogaada waxa macnihiisu yahay qoraalka dhahaya, ‘Intaad allabariyo ii bixin lahaydeen midkiinba midka kale ha u naxariisto.’ Waayo anigu uma imaan kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imid kuwa dembiilayaasha ah.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Laakiin taga oo barta hadalkan micnihiisa, Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 9:13

Follow us:

Advertisements

Advertisements