Matayos 8:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kadib Ciise ayaa ku yiri, “Arintan qofna ha u sheegin, laakiin tag oo wadaadka tus inaad bogsatay. Kadib hadiyad macbadka gee sidii uu Muuse amray, si ey marqaatifur ugu noqoto iyaga.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 oo Ciise ayaa ku yidhi, Iska eeg, oo ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga iska mar, oo wadaadka istus, oo bixi hadiyaddii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 oo Ciise ayaa ku yidhi, Iska eeg, oo ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga iska mar, oo wadaadka istus, oo bixi hadiyaddii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. See the chapter |