Matayos 7:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Labawejiilayahow, marka hore dogobka ishaada ku jira iska bixi, kadibna si fiican ayaad u arki doontaa marka aad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarayso. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Labawejiile yahow, horta dogobka ishaada ku jira iska saar, goortaasaad bayaan u arkaysaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saarto. See the chapter |