Matayos 7:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 “Maxaad u fiirineysaa saxarka isha walaalkaa ku jira oo aadan u arag dogobka ishaada ku jira? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Saxarka isha walaalkaa ku jira maxaad u aragtaa, dogobka ishaada ku jirase aad u fiirsan weydaa? See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Saxarka isha walaalkaa ku jira maxaad u aragtaa, dogobka ishaada ku jirase aad u fiirsan weydaa? See the chapter |