Matayos 7:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Geed wanaagsan ma dhali karo mirro xun, geed xunna ma dhali karo mirro wanaagsan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 Geed wanaagsanu midho xun ma dhali karo, geed xumina midho wanaagsan ma dhali karo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 Geed wanaagsanu midho xun ma dhali karo, geed xumina midho wanaagsan ma dhali karo. See the chapter |