Matayos 7:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Albaabka ciriiriga ah ka gala waayo albaabka wadada dadka hoogga ku hagtaa waa waasac, jidka dhinaceeda aadana wey fududahay in la maro, oo dad badan ayaa albaabkaas ka gala. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH13 Iridda cidhiidhsan ka gala, waayo, iriddu waa weyn tahay, jidkuna waa ballaadhan yahay kan xagga baabbi'idda u kaca, oo kuwa ka galaa waa badan yihiin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah13 Iridda cidhiidhsan ka gala, waayo, iriddu waa weyn tahay, jidkuna waa ballaadhan yahay kan xagga baabbi'idda u kaca, oo kuwa ka galaa waa badan yihiin. See the chapter |