Matayos 5:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub47 Haddii aad salaantaan walaalihiin oo kaliya, maxaa dheeraad ah oo aad sameyseen? Dadka aan Illaahey garaneynba miyaanay sidaas oo kale sameyn? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH47 Haddaad salaantaan walaalihiin oo keliya, maxaa dheeraad ah oo aad samaysaan? Dadka kale miyaanay sidaas oo kale samayn? See the chapterKitaabka Quduuska Ah47 Haddaad salaantaan walaalihiin oo keliya, maxaa dheeraad ah oo aad samaysaan? Dadka kale miyaanay sidaas oo kale samayn? See the chapter |