Online Bible

- Advertisements -




Matayos 5:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 “Sidoo kale waad maqasheen in dadkii hore lagu yiri, ‘Dhaartiina ha burinina, balse oofiya nadarka aad Rabbiga la gasheen.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Weliba waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad nidarradaada jebin, laakiin waa inaad Rabbiga u yeeshaa nidarradaada.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

33 Weliba waad maqasheen in kuwii hore lagu yidhi, Waa inaanad nidarradaada jebin, laakiin waa inaad Rabbiga u yeeshaa nidarradaada.

See the chapter Copy




Matayos 5:33

Follow us:

Advertisements


Advertisements