Online Bible

- Advertisements -




Matayos 5:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Laakiin waxaan idin ku leeyahay mid walboo xaaskiisa fura, iney sineysatay aawadeed maahee, wuxuu ku kalifayaa iney sineysato, mid walboo haweeney la soo furay guursada wuu sineystay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo naagtiisa furaa sababta sinada aawadeed maahee, wuxuu ka dhigayaa inay sinaysato, oo kii guursadaa tii la furayna waa sinaystaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

32 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo naagtiisa furaa sababta sinada aawadeed maahee, wuxuu ka dhigayaa inay sinaysato, oo kii guursadaa tii la furayna waa sinaystaa.

See the chapter Copy




Matayos 5:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements