Matayos 5:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Laakiin waxaan idin ku leeyahay nin walboo naag si damac ku jiro u fiiriya qalbiga ayuu ka sineystay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Nin walba oo qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay. See the chapter |