Online Bible

- Advertisements -

Matayos 5:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Laakiin waxaan idin ku leeyahay qof walboo u xanaaqsan walaalkiis ama walaashiis xukunka ayaa la hor keeni doonaa. Sidoo kale qofkii ku yiraahda walaalkiis ama walaashiis qiimo ma lihid maxkamadda ayaa la horgeyn doonaa. Oo kii ku yiraahda walaalkiis ama walaashiis doqon wuxuu halis ugu jiraa dabka jahannamo.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Mid walba oo walaalkiis u cadhoodaa wuxuu galabsadaa xukunka, oo kii walaalkiis ku yidhaahda, Nacas yahow, wuxuu galabsadaa in shirka la geeyo, oo kii yidhaahda, Doqon yahow, wuxuu galabsadaa jahannamada dabka ah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 5:22

Follow us:

Advertisements

Advertisements