Matayos 4:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Marka hore wuxuu tagay Naasared kadibna wuxuu kasii aaday oo degay Kafarna’um, taas oo ku taalay warta Galili agteeda soohdinta Sebulun iyo Naftaali. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH13 oo intuu Naasared ka tegey, wuxuu yimid oo degay Kafarna'um, tan badda agteeda ahayd oo ku jirtay soohdimaha Sebulun iyo Naftaali, See the chapterKitaabka Quduuska Ah13 oo intuu Naasared ka tegey, wuxuu yimid oo degay Kafarna'um, tan badda agteeda ahayd oo ku jirtay soohdimaha Sebulun iyo Naftaali, See the chapter |