Online Bible

- Advertisements -

Matayos 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Laakiin Yooxanaa markii uu arkay qaar badan oo ka mid ah Farrisiinta iyo Sadukiinta oo imaanaya meeshii uu dadka ku baabtiisayay ayuu ku yiri, “Idinkan sharta leh sida abeesooyinka! Yaa idin kaga digay inaad ka carartaan carada Illaah ee imaaneysa?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Laakiin goortuu arkay qaar badan oo Farrisiin iyo Sadukiin ah oo baabtiiskiisa yimid wuxuu ku yidhi, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa?

See the chapter Copy

Matayos 3:7

Follow us:

Advertisements

Advertisements