Matayos 3:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Markii Ciise la baabtiisay ee uu biyaha kasoo baxay, isla markiiba samada ayaa furantay wuxuuna arkay Ruuxa Illaahey oo ugu soo degaya sidii qoolley oo kale. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH16 Ciise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya, See the chapterKitaabka Quduuska Ah16 Ciise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya, See the chapter |