Matayos 26:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 “Sidaad ogtihiin Iidda Kormaridda waxaa ka dhiman laba maalin, Wiilka Aadanahana waa la gacangelin doonaa si iskutallaabta loogu qodbo.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Waxaad og tihiin laba maalmood dabadeed inay tahay Iiddii Kormaridda, oo Wiilka Aadanaha waxaa loo gacangelinayaa in iskutallaabta lagu qodbo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Waxaad og tihiin laba maalmood dabadeed inay tahay Iiddii Kormaridda, oo Wiilka Aadanaha waxaa loo gacangelinayaa in iskutallaabta lagu qodbo. See the chapter |