Matayos 22:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Boqorkii aad ayuu u xanaaqay. Wuxuu diray ciidankiisi wuxuuna baabi’iyay kuwii adoomadiisa dilay magaalooyinkoodina wuu gubay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Laakiin boqorkii markuu maqlay wuu cadhooday, oo askartiisii buu u diray oo baabbi'iyey kuwaasoo dhiig qabay, magaaladoodiina wuu gubay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Laakiin boqorkii markuu maqlay wuu cadhooday, oo askartiisii buu u diray oo baabbi'iyey kuwaasoo dhiig qabay, magaaladoodiina wuu gubay. See the chapter |