Online Bible

- Advertisements -

Matayos 22:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 “Kadib adooma kale oo badan ayuu u diray wuxuuna ku yiri, ‘U sheega kuwii aan martiqaaday inaan diyaariyay casho, dibiyadaydi iyo lo’daydi buurbuurnayd waan diyaariyay, wax walbana waa diyaar. Imaada xafladda arooska.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Haddana addoommo kale ayuu diray oo wuxuu ku yidhi, Kuwii loo yeedhay waxaad ku tidhaahdaan, Bal eega, cuntadaydii waan diyaargareeyey, dibiyadaydii iyo neefafkaygii buurbuurnaana waa la qalay, wax walubana waa diyar, ee arooska kaalaya.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 22:4

Follow us:

Advertisements

Advertisements