Matayos 20:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 “Mar ey tahay saddex saac oo subaxnimo ayuu haddana baxay wuxuuna arkay kuwa kale oo suuqa taagan oo shaqo la’aan ah. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo saacaddii saddexaad ayuu baxay, oo wuxuu arkay qaar kale oo suuqa shuqulla'aan la taagtaagan, See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Oo saacaddii saddexaad ayuu baxay, oo wuxuu arkay qaar kale oo suuqa shuqulla'aan la taagtaagan, See the chapter |