Matayos 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Laakiin markii uu Yuusuf maqlay in Arkhela’os oo ahaa wiilkii Herodos uu hadda xukumayo Yahuudiya, wuu ka cabsaday inuu halkaas tago. Kadib riyo ayaa loogu sheegay inuu Galili tago. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Laakiin goortuu maqlay in Arkhela'os meeshii aabbihiis Herodos Yahuudiya xukumayo, wuu ka baqay inuu halkaas tago. Markaase Ilaah baa riyo ugu digay, oo uu dhinacyada Galili ku leexday. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Laakiin goortuu maqlay in Arkhela'os meeshii aabbihiis Herodos Yahuudiya xukumayo, wuu ka baqay inuu halkaas tago. Markaase Ilaah baa riyo ugu digay, oo uu dhinacyada Galili ku leexday. See the chapter |