Matayos 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 wuxuuna ku yiri, “Kac oo cunugga iyo hooyadiis u kaxee dhulka Israa’iil, waayo kuwii rabay iney qaadaan cunugga noloshiisa dilaan wey dhinteen.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis, oo dhulka Israa'iil tag, waayo, kuwii ilmaha naftiisa doonayay waa dhinteen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis, oo dhulka Israa'iil tag, waayo, kuwii ilmaha naftiisa doonayay waa dhinteen. See the chapter |