Online Bible

- Advertisements -

Matayos 2:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 halkaas ayeyna joogeen illaa uu Herodos ka dhintay. Sidaas ayeyna ku dhabowday wixii uu Rabbigu afkii nebiga ku sheegay, “Waxaan wiilkeyga uga yeeray Masar.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 oo halkaasuu joogay ilaa dhimashadii Herodos, inay noqoto wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga, isagoo leh, Wiilkayga ayaan Masar uga yeedhay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

15 oo halkaasuu joogay ilaa dhimashadii Herodos, inay noqoto wixii Rabbigu kaga dhex hadlay nebiga, isagoo leh, Wiilkayga ayaan Masar uga yeedhay.

See the chapter Copy

Matayos 2:15

Follow us:

Advertisements

Advertisements