Matayos 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markaas ayuu Yuusuf kacay oo cunigii iyo hooyadiis kaxeeyay goor ey habeen tahay wuxuuna u cararay Masar, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Wakhti habeen ah ayuu kacay, oo ilmihii iyo hooyadiis kaxeeyey, oo Masar tegey, See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Wakhti habeen ah ayuu kacay, oo ilmihii iyo hooyadiis kaxeeyey, oo Masar tegey, See the chapter |