Online Bible

- Advertisements -




Matayos 19:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 “Maxay Haddaba,” u weydiiyeen, “Miyuu Muuse amray in ninku xaaskiisa siiyo warqadda furitaanka oo uu iska diro?”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Haddaba Muuse muxuu u amray in warqaddii furniinta iyada la siiyo oo la furo?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Haddaba Muuse muxuu u amray in warqaddii furniinta iyada la siiyo oo la furo?

See the chapter Copy




Matayos 19:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements