Matayos 19:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Markaas ayaa qaar ka mid ah Farrisiintii u yimaadeen Ciise si ey u tijaabiyaan waxeyna weydiiyeen, “Ma banaantahay in ninku uu ku furo xaaskiisa sabab kasta?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa Farrisiintii u timid, iyagoo jirrabaya, oo waxay ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in nin sabab kasta naagtiisa ku furo? See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa Farrisiintii u timid, iyagoo jirrabaya, oo waxay ku yidhaahdeen, Ma xalaal baa in nin sabab kasta naagtiisa ku furo? See the chapter |