Matayos 16:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 subixii markii uu cirku guduudanyahay oo kacsanyahayna waxaad tiraahdaan, ‘Maanta waxey noqon doontaa maalin dabayl iyo roob leh waayo cirku waa guduud wuuna kacsanyahay.’ Waad kala garaneysaan muuqashada cirka laakiin ma garaneysaan calaamadaha Illaahey ee dhacaya waqtigiinan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Aroortiina waxaad tidhaahdaan, Maanta roob baa da'aya, waayo, cirku waa guduudan yahay, waana kicinsan yahay. Waxaad taqaaniin sida loo garto muuqashada cirka, laakiin ma kala garan kartaan calaamooyinka wakhtiyada. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Aroortiina waxaad tidhaahdaan, Maanta roob baa da'aya, waayo, cirku waa guduudan yahay, waana kicinsan yahay. Waxaad taqaaniin sida loo garto muuqashada cirka, laakiin ma kala garan kartaan calaamooyinka wakhtiyada. See the chapter |