Matayos 14:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Boqorku wuu ka xumaa wuxuu ballan qaaday, laakiin ma uu rabin inuu jabiyo ballantii uu martida hortooda ku qaaday, haddaba wuxuu amray in dalabkeeda la yeelo, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Boqorkii waa calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuu ku amray in la siiyo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Boqorkii waa calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuu ku amray in la siiyo. See the chapter |