Matayos 14:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 wuxuuna askartiisi ku yiri, “Kani waa Yooxanaa Baabtiisaha, wuxuu kasoo sarakacay dhimashada! Waana sababta uu u haysto awoodda mucjisooyinka lagu sameeyo.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo wuxuu midiidinyadiisii ku yidhi, Kanu waa Yooxanaa Baabtiisaha. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, sidaa darteed shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 oo wuxuu midiidinyadiisii ku yidhi, Kanu waa Yooxanaa Baabtiisaha. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, sidaa darteed shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan. See the chapter |