Matayos 11:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddaba maxaad cidlada u tagteen inaad soo aragtaan? Ma waxaad u tagteen inaad nebi soo aragtaan? Haa weliba waxaan idin ku leeyahay wuu ka sareeyaa nebi. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad nebi soo aragtaan? Haah, waxaan idinku leeyahay, mid nebi ka sarreeya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad nebi soo aragtaan? Haah, waxaan idinku leeyahay, mid nebi ka sarreeya. See the chapter |