Matayos 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Yahuudah wuxuu ahaa aabaha Feres iyo Serah oo ey hooyadood ahayd Tamar. Feresna wuxuu ahaa Esroom aabihiis, Esroomna wuxuu ahaa Araam aabihiis. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah, Feresna wuxuu dhalay Esroom, Esroomna wuxuu dhalay Araam, See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah, Feresna wuxuu dhalay Esroom, Esroomna wuxuu dhalay Araam, See the chapter |