Markos 9:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waxaana soo muuqatay daruur oo iyagoo dhan wada qarisay, markaas ayaa cod ka yimid daruurtii oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, dhageysta isaga!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖa timid darur, waẖay gelisey hos, waẖa kasobeẖey o̱d darurti: Kan wa Wil keyga an je̱lahay, maghla asaga. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Kolkaasaa waxaa timid daruur oo iyaga hadhaynaysa, daruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga. See the chapter |