Online Bible

- Advertisements -

Markos 9:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

45 Haddii cagtaadu xumaan kuu keeneyso iska jar, waayo waxaa kuu wanaagsan inaad nolosha weligeed ah adiga oo curiyaan ah gashid intii naarta lagugu tuuri lahaa adiga oo laba cagood leh. [

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

45 Cagtaaduna hadday ku xumayso, iska jar. Waxaa kuu wanaagsan inaad lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

45 Lug tadhana hadey kugefiso iskagoy, waẖa kuron inad gasho nolosha adiga ohokola, waẖa kagadaran adiga oleh laba lugod in luguguturo narta,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

45 Cagtaaduna hadday ku xumayso, iska jar. Waxaa kuu wanaagsan inaad lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada

See the chapter Copy

Markos 9:45

Follow us:

Advertisements

Advertisements