Markos 9:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 “Qof walboo cunuggaan magacayga ku soo dhaweeya aniga ayuu isoo dhaweeyay, qofkii isoo dhaweeyana wuxuu soo dhaweeyay kan isoo diray.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH37 Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Ghof hadu kuaghbalo a̱nugo sidan maga e̱yga daradisa, anigu iaghbaley, ghofna hadu iaghbalo aniga, aniga imaaghbalin, ilowse ki isodirey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah37 Ku alla kii carruurta kan la mid ah midkood magacayga ku aqbalaa, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, ima aqbalo, wuxuuse aqbalaa kan i soo diray. See the chapter |