Online Bible

- Advertisements -




Markos 9:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 waayo wax ayuu barayay xertiisa. Wuxuuna ku yiri, “Wiilka Aadanaha waxaa loo gacangelin doonaa dad. Weyna dili doonaan, maalinta saddexaadna waa la soo sarakicin doonaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Waayo, xertiisii ayuu wax barayay, oo wuxuu ku yidhi, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelinayaa, wayna dili doonaan oo markii la dilo, saddex maalmood dabadeed, ayuu sara kici doonaa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

31 sababti waẖu barayey asaẖab tisa, oskuyiri: Wilki Aden waẖa lagelinaya gaa̱mahi dadka, wayna dilayan, kolki ladilana, wu sonolanaya sedaẖ beri kaba̱di.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

31 Waayo, xertiisii ayuu wax barayay, oo wuxuu ku yidhi, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelinayaa, wayna dili doonaan oo markii la dilo, saddex maalmood dabadeed, ayuu sara kici doonaa.

See the chapter Copy




Markos 9:31

Follow us:

Advertisements


Advertisements