Markos 9:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Dharkiisuna aad ayey caddaan dhalaalaya u noqdeen, caddaankaas wuxuu ahaa mid wax loo ekeysiin karin aduunkan jirin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Dharkiisu aad buu caddaan ula dhalaalay sidii midka dhulka wax ku caddeeya aanu u caddayn karin. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Waẖa lugu midab gediyey hortodha, marya hisa way iftimen, ad bey ua̱daden sidi duluj, siasan fundigi duniyeda ua̱deyni karin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Dharkiisu aad buu caddaan ula dhalaalay sidii midka dhulka wax ku caddeeya aanu u caddayn karin. See the chapter |